Itoobiya oo si kulul u beenisay eedeymo culus oo kaga yimid Maraykanka

Itoobiya ayaa beenisay eedeyn kaga timid Mareykanka oo aheyd inay hortaagan tahay gargaarka bani’aadanimo ee loogu talagalay dadka tabaaleysan ee ay colaaddu ku saameysay gobolka Tigray. Hay’adda horumarinta caalamiga ah ee Mareykanka ayaa dowladda Itoobiya ku eedeysay inay sabab u tahay gargaar la’aanta ka jirta gobolka Tigray. Waxay ka digtay in cunnada gargaarka ahi ay … Continue reading Itoobiya oo si kulul u beenisay eedeymo culus oo kaga yimid Maraykanka